VIDEO: Xildhibaan Xaamud “Waxa la i yiri adigu Daarood baad tahay, H/JECLO ayaa kaa mudan”

Hargeysa (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka tirsan Golaha Wakiilada ee Somaliland, ahna guddoomiyie ku xigeenka ilaalinta hantida Qarankaoo ka soo jeeda Gobolka Sanaag, ayaa si kulul ugu jawaabay hadal dhowaan ka soo yeeray Feysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID.

Xildhibaanka oo si qalafsan u hadlay ayaa ku eedeeyay Feysal Cali Waraabe inuu Daarood wax ka sheego. Wuxuu ku andacoonayaa in si qabylaadeysan loola dhaqmay, wuxuu kaloo eedeyn u jeediyay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro.

Warka oo muuqaal ah ka daawo Video-ga hoose

isha goobjooge