VIDEO: Yaa is dhahaya Muqdisho ayaa sidaan noqotay muddo 23 sano kadib

Magaalo Madaxda Caasimada ee Muqdisho waxeey dib u heleysaa Labadii sanno ee ugu dambeysay horumar iyo Bilicdeedii Bariisamadka waxaa dib loo arkayaa wax yaabo ugu dambeeyay Magaalada waagii dowladii oo aan muddo 23 sano aanan shacabku arkin.

Muuqaal aad u qurux badan oo laga soo duubay Horumarkii u dambeeyay ee ka soconaya Magaalada Muqdisho iyo muuqaalka maanta ee nala daawo Video-gaan aadka u quruxda badan.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: