27 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025

Wasiir ka tirsan DFS oo xog buuxda iyo war cad kasoo saaray guriga uu sheegtay Xaashi Bulxan

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Mas’uulkii ugu horeeyay ee ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Kiiska jaha wareerka badani ka taagan tahay ee ku saabsan guri ku yaala degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho oo ay isku heystaan nin ka mida saraakiisha ciidamada dowladda iyo laba haween oo sheegay inay iibsadeen.

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaliya Maxamed Salaad oo ka mid ahaa mas’uuliyiin uu eedeeyay ninka Guriga lagu heysto ee Xaashi Bulxan Furre ayaa qoraal uu soo saaray ku faahfaahiyay kiiskan iyo heerarkii uu soo maray, wuxuuna soo dhigay bartiisa, mar haddii cid waliba ay Saxaafadda doodeeda la timid.

QORAALKA WASIIRKA OO WAX BADAN KASHIFAAYA KA AKHRI HOOS

Mahad01Mahad02

- Advertisement -

Read more

Local News