Xildhibaanada baarlamanka Puntland oo la shaaciyey + Magacyada iyo deegaanka

Garowe (Caasimada Online) – Waxaa lagu dhawaaqay tirada xildhibaanada baarlamaanka Puntland oo ka kooban 66 xildhibaan, kuwaasi oo dooran doono madaxweynaha cusub ee maamulkaasi uu yeelanayo.

Guddiga xalinta Khilaafaadka ayaa ku dhawaaqay xildhibaanadan oo laga soo kala xulay deegaanada kala duwan ee maamulka Puntland.

Doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa ku tartamaya Musharixiin badan, waxaana lagu wadaa inay dhacdo Doorashada 8 bisha Jabaayo ee Sanad cusub ee 2019.

Hoos ka akhriso magacyada xildhibaanada