Xildhibaanada iyo wasiirada beesha Isaaq ee DF oo soo saaray war abuuray qal-qal siyaasadeed

Xubnaha Beesha Isaaq ugu jira labada gole ee dowladda Federaalka ayaa soo saaray qoraal ka kooban 5 bog oo ay ku saxiixan yihiin 28 xildhibaan iyo wasiir oo beeshaasi ka soo jeeda, waxaana lagu faahfaahiyay mowqifka siyaasadeed ee Beeshaasi ka qabto xaalada dalku marayo, iyadoo si weyn looga soo horjeestay qaabka loo dhisay Madasha Wadatashiga Qaran, isla markaana waxay caddeeyeen in awood qeybsiga dalka aanay aqbali doonin wax ka badan 3 meelood meel ama 33%.

1 (1)2 (1)3 (1)4 (1)5 (1)