25.1 C
Mogadishu
Sunday, July 13, 2025

Xildhibanada mooshinka oo 7 qodob soo saaray

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada baarlamaanka ee mooshinka ka gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray war qoraal ah oo ay dhaliilo ugu jeedinayaan gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Qoraalka oo ka kooban 7 qodob ayaa waxaa xildhibaanada ay sheegeen iney ku dhaliilsan yihiin qaabka gudoomiye Jawaari u wajahay wadahadalka xildhibaanada mooshinka wada iyo xildhibaanada diidan.

[pdf-embedder url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2015/10/Warsaxaafadeed-11102015.pdf”]

 

- Advertisement -

Read more

Local News