25.2 C
Mogadishu
Friday, January 2, 2026

Xildhibaannada mooshinka gudbiyey oo XASAN SHEEKH ku haysta 7 arrin oo xasaasi ah (Aqri)!!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ee gudbiyey mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa madaxweynaha ku eedeynaya toddoba qodob oo xasaasi ah, sida ku cad warsaxaafadeed lasoo gaarsiiyey Caasimada Online.

Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidan:- 

[pdf-embedder url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2015/08/Warsaxaafadeed-SomVer.pdf”]

- Advertisement -

Read more

Local News