28.7 C
Mogadishu
Monday, May 4, 2026

Daavwo video: Qaabkii loo fuliyey weerarkii diyaaradda DAALO

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Muuqaalo cusub ayaa laga helay weerarkii lagu qaaday diyaarada Daallo oo qarax laga dhexsameeyay bishii Febraayo ee sanadkaan.

Barnaamij gaar ah oo laga diyaariyay sida weerarka uu u dhacay ayaa muujinaya in muuqaalada cusub ee laga helay kaamiradaha qarsoon kasoo dhex buuxdaan dadkii qaraxa abaabulay iyo qaabka loo qorsheeyay inuu u dhaco qaraxa.

Tv Qaranka Soomaaliya ayaa baahiyay barnaamij gaar ah oo looga hadlayay qaabka diyaarada loo weeraray iyo cida laheyd abaabulka weerarka diyaaradaha Daallo.

Hoos ka daawo Muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?time_continue=134&v=NeL27FeNSOg

- Advertisement -

Read more

Local News