Dhammaan bahda jecel cayaaraha, waxaa loogu bishaareenayaa billowga website-ka cusub ee www.gool.net, oo ah website hawada soo galay 1-da January 2014.
www.gool.net waa website kaliya u gaar ah kubadda cagta caalamka, oo aad loola dhacay.
Waxa uu in badan kaga duwan yahay website-yada kale ee cayaaraha ka faalooda, waayo ma qoro oo kaliya wararka, balse waxaad ka daawan kartaa video-ga cayaar kasta oo dhacda iyo waliba ayada oo live ah iyo taariikho hore.
Website-ka cususb ee www.gool.net waxa uu sidoo kale lee yahay qeybo iyo bogag u gaar ah koox kasta, waxaana taas uu kuu saamaxeysaa inaad si gaar ah u hesho wararka kooxda aad taageerto.
Haddaba booqo adaa ka heli doonaa shabakadda cayaaraha ee www.gool.net