Cape Town (Caasimada Online) – Barnaamijka Sahanka Nolosha ee ka baxa Tv-ga caalamiga ahee Universal ayaa lagu soo qaatay Arin Farxadeed iyadoo daadihiyaha barnaamijkani Maxamed Muuse Nuur (Deeqdarajo) uu marwalba xooga saaraa arimaha bulshada gaar ahaan hormarka shaqsiyaadka Soomaaliyeed ee la taaban karo waxqabadkooda wuxuuna todobaadkani idin haayaa muuqaal farxad leh oo qalbiyada wadaniyiinta Soomaaliyeed ay ku raaxeysan doonaa kuna ildoogsan doonaan.
Daawo: Jaamac oo xog ka bixiyay fadeexada Danab, “Rag waaweyn ayaa ku lug leh”
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay fadeexadda musuq-maasuq ee hareysay taliska ciidanka Danab.
Wasiir...