Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho oo muddo 23 sano kadib ku dhaqaaqay talaabo aan horay looga baran taas oo ah mid ku cusub isku duubnida iyo sida ay ugu dhaqaqeyn arintani ku cusub Magaalada.
Muuqaalkani waxuu ku tusin doonaa sida Shacabka Muqdisho ay hurdada uga kaceyn oo ay ugu dhaqaaqeyn dhanka Horumarka iyo ka shaqeynta dib u soo celinta bilicda Magaalada Muqdisho muddo 23 sano kadib ee nala daawo arimaha xiisaha leh ee shacabka muqdisho ku dhaqaaqeyn.
HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:

