Beledweyne (Caasimada Online) – Ciidamada dowlada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa hub badan la tagay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, si ay ugu xaqiijiyaaan amaanka deegaanada gobolka Hiiraan.
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax, ayaa sheegay in ciidamadaasi ay xaqiijin doonaan amniga deegaanada gobolka Hiiraan, ayna sugi doonaan waddooyinka isku xira deegaanada gobolka Hiiraan.

Caasimada Online
Xafiiska Beledweyne
[email protected]

