Dhuusomaree (Caasimada Online) – Ergada iyo odayaasha ka qeybgalaya shirka dib u heshiisiinta beelaha gobolada dhexe ee ka socda Dhuusamareeb ayaa soo saaray go’aan ah in shirka maamul u samaynta uu Isla Dhuusamareeb ka furmi doono 25-ka bisha.
Go’aanada ayaa waxaa sidoo kale ka mid ahaa qodobada soo socda:-
[pdf-embedder url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2015/03/Communiqee-Somali-version.pdf”]
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

