Muqdisho (Caasimada Online) –Â Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo FederaalkaSomalia Cabdiraxmaan Maxamed Odawaaiyo Madaxweynaha Maamulka Ximan & Xeeb Mudane Cabdullaahi Baarleex, ayaa kormeeray xarumaha loo diyaariyey martigalinta shirka maamul u sameynta gobolada mudug iyo galgaduud.
Wasiirka ayaa sidoo kale booqday goobaha ganacsiga Magaalada Cadaado isagoo dadweynaha kala sheekeystay sida ay isugu diyaariyeen marti galinta shirka maamul u sameynta mudug iyo galgaduud.
Waxa uu inta badan cagta soo mariyay goobo farabadan waxa uuna dhalinyarada kula dardaarmayay inay ka faa’iideystaan fursadaha horyaal.
HOOS KA DAAWO SAWIRADDA