27.2 C
Mogadishu
Tuesday, December 30, 2025

Madaxweyne dil toogasho lagu xukumay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) Wararka naga soo gaaraya dalka Masar ayaa sheegaya in maxkamad ku taala dalkaasi ay xukun dil toogasho ay ku riday madaxweynihii hore ee dalka Masar.

War hadda soo dhacay waxa uu sheegayaa in maxkamad ku taala Masar ay xukun dil ah ku xukuntay madaxwaynihii hore ee Masar Maxamad Mursi.

Waxaa xukunkaas loogu fuliyay kaalintii uu ku lahaa xabsi la jabiyay oo ay maxaabiisi ka baxsadeen.

Sida uu qorayo Sharciga Masar, garsooruhu waa in uu la tashadaa hay’addaha diimaha inta aan dilkaasi la fulinin.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News