24.9 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

Liiska xildhibaanada baarlamaanka GALMUDUG oo la dhameystiray (MAGACYADA iyo BEELAHA)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Cadaado (Caasimada Online) – Liiska Xubnaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug State, ayaa lasoo dhameystiray, waxaana lasoo bandhigay magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan 88 ka mid ah 89-ka xubnood ee baarlamanka Galmudug. Waxaa ka dhimman hal xubin oo kaliya, balse waxaa leh beesha Murusade oo dhexdeeda un ku muransan.

NoMagacaBeeshaDegmadda
1Maxamed Mire AxmedMadhibaanDhuusamareeb
2Maxamed Xassan XuseenMadhibaanCadaado
3Khadiija Cadaan JimcaaleTumaalCeeldheer
4Cabdulqaadir Cabdullaahi BariiseMurusade/HabaradinleGalhareeri
5Garaad Yuusuf MaxamuudMurusade/HabaridinleGalhareeri
6Cabdikarin Macalin AxmedMurusade/Abakar/IsrafilCeelbuur
7Maxamed Geedi CawaaleMurusade/Abakar/SaciidCeelbuur
8Cabdikarin Cumar AxmedMurusade/CabdalleGalhareeri
9Mahad Sheekh Cali CibaarMurusade/CabdalleGalhareeri
10Farxiya Xasan CaliMurusade/Habar ceenoCeelbuur
11Cabdullaahi Maalin GaafowMurusade/Habar ceenoCeelbuur
12Salaad Axmed CeynteMurusade/Habar ceenoCeelbuur
13Cumar Maxanuud MahadalleMurusade/Habar MaxamedCeelbuur
14Cali Gacal CasirMurusade/Habar MaxamedCeelbuur
15Cabdiwali Aadan CabdiSurre/Fiqa-muxumadBalanbale/Xeraale
16Cabdirizaaq Xuseen MaxamuudSurre/Fiqa-muxumadBalanbale/Xeraale
17Bashiir Axmed XuseenSurre/Cabdalla SaleebaanGalgacyo
18Xareed Cali XareedSurre /QubeysGalgacyo
19Canab Maxamed CosobleSurre/QubeysXarardheere
20Cabdullahi Xersi MaxamedSurre /QubeysHobyo
21Max’ud Aaden CusmaanWaceysle/CaligaafGalcad
22Cabdullaahi Imaan AfraxWaceysle/AbsugeCeeldheer
23Yoonis Muxudiin Xaaji Max’edWaceysle/MaxamedcaddeXarardheer
24Cabdullahi Xirsi WardhereWaceysle/CabdiraxmanCeeldheer
25Mukhtaar Macalin CabdullaahiWaceysle/MarrooyinCeeldheer
26Sh. Ciise Macow GacalWaceysle/Abdi MacalinGalcad
27Cali Xasan Cali CalasoowWaceysle/DhegaweyneGalcad
28Hassan Cabdullaahi MaxamedHabargidir/SaleelbaanHobyo
29Maxamed Hasan GeelleHabargidir/SaleelbaanCadaado
30Mahad Cilmi CaliHabargidir/SaleelbaanCadaado
31Cabdullaahi Faarax JimcaaleHabargidir/SaleelbaanHobyo
32Cabdullahi Cumar MaxamudHabargidir/SaleelbaanCadaado
33Faysal Axmed CabdulleHabargidir/CeyrXarardhere
34Yuusuf Xassan CaliHabargidir/CeyrDhuusamareeb
35Nuur Cali SahalHabargidir/CeyrBalanbale
36Xuseen Xirsi ShidaneHabargidir/CeyrBalanbale
37Cabdirashiid Yuusuf AxmedHabargidir/CeyrDXarardhere
38Axmed Yuusuf CiyoowHabargidir/CeyrDhuusamareeb
39Maxamed Xaashi Cabdi CarabeeyMareexaan/Reer WarsameBalanbale
40Farxiyo Cabdullaahi SheekhdoonMareexaan/ Reer DalalCaabduwaaq
41Bashiir Diiriye ShariifMareexaan/Reer DalalCaabudwaaq
42Xassan Ali Dhuux MaxamuudMareexaan /Reer XersiCaabudwaaq
43Duraan Cali FareeyMareexaan/WegerdhacCaabudwaaq
44Cabdi Xaashi JaamacMareexaan/WegerdhacCaabudwaaq
45Cabdullaahi Xaashi WarsameMareexaan/Reer M. GuledCaabudwaaq
46Dr. Cabdisalaan DiiniMareexaan/WegerdhacCaabudwaaq
47Bosteeyo Jaamac CaliMareexaan/WegerdhacCaabudwaaq
48Cabdixakiin Cabdullaahi WarsameMareexaan/Reer NuurBalanbale
49Nadiif Maxamed GuuleedMareexaan/CeliCaabudwaaq
50Cabdi Sugulle GuuleedMareexaan/Reer Siyaad XuseenCaabudwaaq
51Axmed Sheekh YuusufHabargedir/SaruurXarardheere
52Daahir Cabdi ShiiqoowHabargidir/ SaruurXarardheere
53Liibaan Cabdullaahi XasanWadalaan/Cali KuulleCeeldheer
54Dr. Maxamed Cabdullaahi CaliXaskul/Cabdi IddeXarardheere
55Caasho Maxamed WarsameDuduble/QadhoobXarardheere
56Axmed Cali Max’ed Cago MadowDuduble/Maxamed CamalCeelbuur
57Xasan Maxamed Axmed GeediDudble/AarsadeCeelbuur
58Bile Maxamuud DiiriyeDudble/MaqlasameCeelbuur
59C/llahi Xassan Maxamed XayleDudble/celiDhuusamareeb
60Xirsi Axmed MaxamedCarab SaalaxGaalkacyo
61Abuukar Warsame CaliSaruurXarardheere
62C/llaahi Cabdi CabdulleDuduble/ AwradeenCelbuur
63C/naasir Axmed YuusufSurre/ QubeysHobyo
64Maxamed Cilmi AfraxDuduble/ Maxamed CamalCelbur
65Maxamed Cabdi Guuleed AfraxDuduble/MaqalsameDhusamareeb
66Maxamed Tahaliil BiixiMareexaan/ ReersiyaadBalanballe
67Maxamed Xuseen Tahaliil CaliSacad/ CulusCadaado
68C/dahir Maxamed Xirsi AadanSacad/ WuqujireGalkacyo
69C/qaaddir Cali Diirshe CumarSacad/WuqujireHobyo
70Liibaan Cabdi CaliMareexan/ Reer Siyaad XuseenDhusamareeb
71Daahir Weheliye SiyadSaruur/ Cali weheliyeXarardheere
72Maxamed Shiikh Axmed MaalinSaruur/ Cali weheliyeXarardheere
73Maxamed Faarax AadanMareexaan/ CeliDhusamareeb
74C/weli Cali MaxamuudShiikhaal/loobageGaalkacyo
75Qaasim Maxamed CaliShiikhaal/loobageGaalkacyo
76Muxyadiin Axmed MaxamedShiikhaal/loobageGaalkacyo
77C/kariin Maxamed Cusmaan CiiroShiikhaal/loobageGaalkacyo
78C/qani Aadan GaragaarSurre / CabdalleC/waaq
79Maxamed C/qaadir XaashiSacad/ WuqujireGalkacyo
80Maxamed Cabdi FaaraxSacad/ CabdalleCadaado
81Maxamed Axmed Maxamed AfraxWaceysle/ HaaruunGalcad
82Maxamuud Diini XasanSacad/ OdowGalkacyo
83Muxyadiin Sh. CabdullaahiShiikhaal/ LoobageCaabudwaaq
84C/raxmaan Xuseen FaaraxMareexaan/ reer Guuleed FaaraxDhuusamareeb
85Cabdi Xasan CilmiSaleemaan / Maxamed CabdiXarardheere
86Axmed ShiikhNuur WarsameBeesha Shanaad/ MadhibaanGalkacyo
87Maryan Cali AbtidoonSaleemaan/AbukarHobyo
88Faadumo Cabdi WeheliyeSaruurXaradhere

 

- Advertisement -

Read more

Local News