Muqdisho (Caasimada Online) – Qaraxyo xoogan oo is xigxiga ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.
Qaraxyada ayaa ka dhacay wado ku dhow goob laga raaco tareenada dhulka hoostiisa mara ee Magaalada Istanbul, waxaana halkaasi ka dhashay khasaaro kala duwan.
Qaraxyada ayaa waxaa ku dhintay 7 ruux oo shacab ahaa, halka dhaawacana uu gaaray 11, kuwaasi oo la dhigay xarumaha Caafimaadka.
Qaraxyada ayaa la sheegayaa inay ahaayen kuwo lagu aasay hareeraha wado dhinaceeda.
Riot police secure the blast scene in Istanbul, Turkey, December 1, 2015. REUTERS/Osman OrsalRiot police secure a blast scene in Istanbul, Turkey, December 1, 2015. REUTERS/Osman OrsalForensic officers work on the blast scene in Istanbul, Turkey, December 1, 2015. Five people were injured when a pipe bomb exploded on an overpass near an Istanbul metro station on Tuesday, the district mayor said, halting some train operations and heightening security fears in Europe’s biggest city. REUTERS/Osman OrsalForensic officers work on the blast scene in Istanbul, Turkey, December 1, 2015. REUTERS/Osman OrsalForensic officers work on the blast scene in Istanbul, Turkey, December 1, 2015. REUTERS/Osman Orsal