28.5 C
Mogadishu
Wednesday, December 31, 2025

Arag sawir qosol badan oo laga sameeyey Gaas

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Amiin amir ayaa soo bandhigay Sawir Gacmeed muujinaaya in C/wali Gaas uu isku qaldaayo waxa loogu yeero qabiilka waxa uuna sawirkaasi yahay mid si dadban uu C/wali Gaas isugu fashilinaayo naftiisa.

Sawirkaani ayaa waxa uu daba socdaa Shirkii madasha wadatashiga Aayaha Somalia ee maalin un ka hor lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
gaaas

- Advertisement -

Read more

Local News