27.5 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025

Sawiro: Jabuuti oo ciidan cusub geysay Somalia

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Wasaarada Gaashandhiga dalka Jabuuti ayaa magaalada Baladweyne ee xarunta maamulka Hiiraan usoo dirtay cutub cusub oo kamid noqon doona cutubyada iminka ka jooga Hiiran.

Cutubkaani ciidamada cusub ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Baladweyne kusoo dhaweeyay Saraakiil iyo Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hiiraan.

Ujeedka ciidamadaani cusub ayaa ah in booska ay kala wareegan ciidamo dhameystirtay mudadii loogu tallo galay inay joogan Somalia, waxa ayna ciidamadaasi ku laabanayaan diyaaradii keentay kuwa cusub.

Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Cumar C/rashiid Cali, ayaa maalmo un ka hor ka qeyb galay munaasabad lagu sagootinayay cutub ka tirsan ciidamada waajibaadkooda dhameystay ee Jabuuti.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
Jabuuti1

Jabuuti2

Jabuuti3

- Advertisement -

Read more

Local News