31.9 C
Mogadishu
Wednesday, May 13, 2026

Arrag sawir Caddeyn ah: Dhalinyarada oo saf ugu jira ka faa’iideysiga Geerida Xildhibaanada

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawir gacmeedkaani qosolka badan waxa uu ka turjumayaa sida dhalinyarada Soomaaliyeed ay u haminayaan noqoshada Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka.

Dhalinyarada oo aan laheyn qaab ay ku noqdaan Xildhibaan, ayaa waxa ay dantu baday inay sugaan Xildhibaanada xanuunsan kuwooda ay suuragalka tahay inay u dhintaan xanuunka haya.

Sawirka ayaa waxaa tusaale loogu soo qaatay nin dhalinyaro ah oo horfadhiya Xarunta Baarlamaanka Somalia, kaasi oo ku hadaaqaaya Eray muujinaaya inuu xanuunsan yahay Xildhibaan ay qaraabo yihiin, waxa uuna safka ugu jiraa in geerida Xildhibaanka kadib uu isaga buuxsho booskaasi.
xildh

- Advertisement -

Read more

Local News