26.3 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025

Xog: Sargaal caan ahaa oo lagu dilay duqeyn diyaaradeed

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Wakaalada Wararka AP ayaa shaacisay in Kooxda Xisbullah ee dalka Lubnan ay xaqiijisay in laga dilay Taliye sare oo kooxda ka tirsanaa oo lagu magacaabi jiray Mustafe Amin Badridiin.

Taliyahan ayaa lagu dilay howlgal dhinaca cirka oo ay fuliyen maamulka Yahuuda sida laga soo xigtay Telefishinka Al-Mayadeen TV oo ku dhaw Kooxda Xisbullah.

Ninkan la dilay waxa loo heystay isaga iyo dad kale oo badan iney shirqool ku dilen Ra’iisul wasaarihii hore ee Lubnan Rafiiq Xariiri sanadkii 2005.

Mustafe Badrudiin ayaa ku jiray liiska dadka argagixisada ee Mareykanka waxa uuna ahaa nin aad loo doon doonayay.

Isha: AP iyo Idaacada D.R

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News