25.7 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025

Sawirro + Xog: Maxay Carte iyo Shariif Xasan ka hadleen?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Wafdigaani gaaray Magaalada Baydhabo ayaa waxaa hogaaminaayay Ra’isal wasaare ku-xigeenka Somalia, Maxamed Cumar Carte.

Wafdiga ayaa waxaa ku jiray Saraakiil ciidan, waxa ayna kulamo kala duwan la qaaten Madaxweynaha maamulka Shariif Xassan Sheekh Aadan iyo xubo ka kala tirsan labadiisa Gole.

Carte oo la hadlay Saxaafada ka hor intii aanu wefdigiisa kulanka la qaadan Madaxda Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa sheegay inay Xarunta Gobolka Baay u yimaadeen sidii loo xoojin lahaa horumarka ka jira deegaanada Koonfur Galbeed.

Carte waxa uu sheegay in kulanka uu yahay mid looga arinsanaayo masiirka shacabka ku hoos nool maamulka.
Baydhabo1

Baydhabo2

Baydhabo3

Baydhabo4

Baydhabo5

- Advertisement -

Read more

Local News