27.9 C
Mogadishu
Monday, May 4, 2026

Sawirro: Farsamadii qaraxyada Labtop-yada oo la ogaaday

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada amaanka magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay Gaari iyo Laabtoobyo lagu diyaariyay Qaraxyo kuwaasi oo loogu tallo galay in lagu fuliyo weeraro.

Ciidamada ayaa howlgalka kusoo qabtay Kumbiitaro la sheegay inay gaarayaan ilaa 7 , Mobilo, Gaari nooca raaxada ee loo yaqaan Kaarib iyo Liis dheer oo ay ku qoran yihiin Dagaalyahaano ka tirsan Daacish-ta Somalia oo la rumeysan yahay inay yihiin kuwo dhawaan ay maleeshiyada Daacish ka dhex diiwaan gishteen Muqdisho.

Ciidamada ayaa sidoo kale qabtay dhalinyaro ku howlaneyd diyaarinta Qaraxyada kuwaasi oo hal guri ku sugnaa, inkastoo qaar aan la qaban.

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyay Xoojiyay Howlgalka Sugidda nabadgalyada Magaalada Muqdisho.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
RR1

RR2

RR3

RR4

RR5

RR6

RR7

RR8

RR9

RR10

RR11

RR12

RR13

RR14

- Advertisement -

Read more

Local News