31.9 C
Mogadishu
Sunday, May 3, 2026

Arag sawirrada: Safaarada cusub ee Turkiga ka dhistay Muqdisho

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawiradaani ayaa waxaa laga soo qaaday dhismaha cusub Safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho, taas oo dhowaan la daah furi doono.

Dhismahaani cusub ee Safaarada ayaa noqoneysa kii ugu weynaa oo ay Turkiga ku yeelato Caalamka, waxa uuna u dhigmaa inkabadan 80 boos oo saf ah.

Dhismahaani ayaa waxaa maalmaha soo socda daah furi doona Madaxweynaha dalka Turkiga Erdogaan oo isaga lagu wado in maalinta Jimcaha uu soo gaaro magaalada Muqdisho si dhismahaasi uu xariga uga jaro.

Turkiga1

Turkiga2

Turkiga3

Turkiga4

Turkiga5

- Advertisement -

Read more

Local News