25.4 C
Mogadishu
Wednesday, June 17, 2026

Sawirro: Carruur mucjiso ah oo caalamka ka yaabsaday (Daawo)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Carruurtaani ayaa ka yaabsaday adduunka kadib markii la sheegay inay ku shaqeynayaan qoraxda sida Solarka.

Carruurtaani oo ah mataano ayaa waxaa loogu magac daray ‘solar boys’ mana awoodan inay guriga ka baxaan iyadoo aan jirin qorax.

Carruurtaani ayaa lagu kala magacaabaa Mohammad Shoaib, oo 13 jir iyo Abdul Rasheed, oo 9jir waxa uuna miirqabkooda ku xiran yahay qoroxda.

Wiilashaan loogu magac daray ‘solar boys’ ayaa xaaladooda dhaqaatiirta ku wareereen, iyagoo maalintii caadi ah, habeenkii marka la gaarana cuuryaan noqda oo xitaa aysan hadli karin, dhaqdhaqaaq iska daaye.

Dhakhaatiirta gacanta ku heysa xaalada carruurtaani ayaa qudhooda sheegay inay ku jahwareersan yihiin xaalada carruurta.
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

- Advertisement -

Read more

Local News