28.3 C
Mogadishu
Saturday, May 2, 2026

Akhriso Liiska Magacyada Xildhibaanada kusoo baxay doorashada Aqalka Hoose ee Cadaado

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Cadaado (Caasimada Online)-Waxaa maanta magaalada Cadaado ee Xarunta maamulka Galmudug ka dhacay doorashada Aqalka Hoose oo ay ku loolamayeen Musharaxiin dhowr ah.

Musharaxiintaani ayaa waxaa dooranaayay Ergooyinka ku sugan Magaalada Cadaado, waxa ayna guusha raacday ilaa dhowr Musharax.

Ilaa 8 Xubnood ayaa la doortay halka xubnihii kale ay doorashada uga dib dhaceen Khilaaf soo kala dhexgalay.

HOOS KA AKHRISO LIISKA XILDHIBAANADA GUULEYSTAY

1-Xuseen Qaasim Yuusuf

2-Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow

3-Bootaan Ciise Caalin

4-Xasan Macalin Maxamuud

5-Maxamed Cabdulle Faarax (Geesey)

6-Xirsi Aadan Rooble

7-Saadaq C/kariin Xaaji Ibrahim

8-C/laahi Cali Axmed

Maalinta beri ah ayaa lagu wadaa in la dhameystiro doorashada si Musharaxiinta harsan loo kala saaro.

Caasimada Online

Xafiiska Cadaado

[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News