29.9 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Daawo sawirada sida quruxda badan ee uu maanta shirka uga furmay Muqdisho

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somalia ee uu wakhtigiisa dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran.

Shirka ayaa waxaa ka qaybgelaya Madaxda Dowladda Somaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka waxaana looga hadlaayay arrimo dhowr ah oo la xiriira Doorashada Somalia.

Shirka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wakiilada Beesha Caalamka ee Somaliya, waxaana halkaasi Khudbado kooban ka jeediyay Madaxweynaha Somaliya, Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, waxaana ku wehlinaayay Afhayeenka Baarlamaanka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Dalka, Maxamed Cumar Carte.

Waxaa ka mid ah qodobada sida aadka ah looga hadli doono tabashada ay qabaan maamulka Puntland ee ku aadan doorashada xildhibaanada ka imaanaya degaanada maamulka Somaliland.

- Advertisement -

Read more

Local News