28.5 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Wasiir Nuux oo laga reebay doorashada Aqalka Hoose (Aqri go’aanka Guddiga Doorashada)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Doorashada Dadban ayaa go’aan uu caawa soo saaray uga reebay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Maxamed C/llaahi Nuux inuu u tartamo kursiga xildhibaan ee Beeshiisa Jiidle

Qoraal ka soo baxay Guddiga Doorashada oo uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Guddiga Cumar Maxamed Cabdulle (Dhegey) ayaa lagu sheegay in wasiirka Maxamed C/llaahi Xasan (Nuux) iyo musharax Axmed Sheekh Nuur (Cirro) la tartamayay ay labadaba mas’uul ka ahaayeen qalalaasihii 18-kii Novembar ka dhacay xarunta Doorashada ee magaalada Jowhar.

Hoos ka aqri warqadda kasoo baxday guddiga

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News