28 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Shariif Xasan oo qaatay go’aan yaab leh una sheegay xildhibaanada lagu doortay Baydhaba in…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Baydhabo (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh aadan ayaa qaadacay in Xildhibaanada lagu doortay magaalada Baydhabo ay u socdaalan magaalada Muqdisho.

Shariif Xasan oo kulan la qaatay Xildhibaanada cusub ayaa uga digay inay u socdaalan magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia.

Shariif Xasan waxa uu Xildhibaanada u sheegay in Magaalada Muqdisho ay gaari karaan kaliya marka ay soo dhawaato Doorashada Madaxweynaha ee fooda nagu soo heysa.

Shariif Xasan oo kamid ah Musharaxiinta ayaa loolan adag kula jira Madaxweynaha Somalia iyo Musharaxiinta kale.

Dhinaca kale, Musharaxiinta ayaa loolan adag ugu jira kasbashada Xildhibaanada cusub waxa uuna Shariif Xasan baqdin ka qabaa in laga tashkiiliyo Xildhibaanada.

Caasimada Online
Xafiiska Baydhabo
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News