28.3 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Donald Trump: Madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Donald John Trump ayaa maanta si rasmi ah u noqday madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka kadib markii lagu dhaariyey xaflad ka dhacday magaalada Washington DC ee caasimadda Mareykanka.

Trump oo noqonaya madaxweynihii 45-aad ee Mareykanka ayaa xilka kala wareegay madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama, oo sideed sano xukumayey dalka Mareykanka.

Trump ayaa waxa uu noqonayaa madaxweynihii ugu da’da weynaa Mareykanka, waana 70 jir.

- Advertisement -

Read more

Local News