24.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 28, 2026

LIVE HD: Toos u daawo khudbadaha ay musharaxiinta u jeedinayaan BF

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa xarunta golaha shacabka ee Muqdisho ka socota qeybta Seddexaad ee dhageysiga khudbadaha musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayada oo dhowr musharax ay maanta jeedin doonaan khudbadahooda.

Musharax waliba waxa uu haystaa fursad dhan 30-daqiiqo oo uu Baarlamaanka ugu soo bandhigi doono Ajandihiisa ku aadan waxqabadka uu la imaan doono, hadii xilka Madaxtinimada dalka uu ku guuleysto.

Musharraxiinta maanta khudbeyn doona ayaa kala ah:

1.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke

2.Dr. Maxamuud Maxamed Culusow

3.Maxamed Axmed Jabarti

4.Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)

5.Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)

6.Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

7.Maxamed C/risaaq

8. Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil

Hoos ka daawo khudbadaha oo socda

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60