26.9 C
Mogadishu
Thursday, June 26, 2025

Muuqaal: Daawo sidii quruxda badneyd ee xilka loogu wareejiyey madaxweyne Farmaajo

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)- madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa  ayaa maanta oo Khamiis ah 16-ka Bishan February si rasmi ah ula wareegay Xafiiska shaqada Villa Somaliya.

Farmaajo ayaa dhawaanahaan ku shaqeenayey xarun kumeel gaar aheyd oo uu ku lahaa   Hotel Jazeera oo u dhaw garoonka diyaaradaha Aadan Caddde International Airport.

Haddaba hoos ka daawo muuqaal iyo sawiro muujinayo sidii quruxda badneyd ee loosoo dhaweeyey

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho 
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News