24.9 C
Mogadishu
Tuesday, February 3, 2026

Aqriso Jadwalka xafaladda caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo iyo xubnaha kasoo qeybgeli doono

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho  lagu qabto caleema saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Haddaba hoos ka aqriso jadwalka oo dhameystiran

6:00 – 10:30  soo gelitaanka Martida

10:30 il 11:30 Madadaalo iyo suugaan

11:30 – 11:45 Furitaanka iyo kulamadda guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo ahna wasiirka Qorsheynta Cabdiraxmaan Ceynte

11:45 – 11:50: Aayadaha Qur’aanka Kariimka

11:50 – 12:10 Kalmadaha Wakiilka Qaramada Midoobay, xoghayaha guud ee qaramada Midoobay Macheal Keating

12:10 – 12:30: Kalmada Wakiilka MIdowga Africa Francisco Madeira

12:30 – 12:50: Kalmadda Jabuuti: Mudane Ismaaciil Cumar Gelle

12:50 – 1:10: Kalmada Itoobiya: Hailemariam Desalegn Boshe

1:10 – 1:30: Kalmada Dowladda Kenya: Mudane Uhura Kenyatta

1:30 – 1:50: Qudbadda Madaxweynihii hore ee Xasan Shiikh Maxamuud

1:50 – 2:20: Qudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

DHAMAAD

- Advertisement -

Read more

Local News