Gaalkacyo (Caasimadda Online) – Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu soo gaba gabeeyay Kulamo maalmahaan ay madaxda Puntland iyo Galmudug ay ku lahaayeen Magaaladaasi oo xal looga raadinayay Xaalada Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.
9 Qodob ayaa ka soo baxay, Shirarkii u dhexeeyay Galmudug iyo Puntland ee looga hadlayay Nabad-geylada magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan gobalka Mudug.



