31.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 12, 2026

Natiijada doorashada Somaliland oo si rasmi ah loogu dhawaaqay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Guddiga doorashada Somaliland ayaa shaaciyey goor dhow natiijada doorashadii 13-kii bishan dhacday waxaana ku guuleystay xisbiga Kulmiye oo musharrax madaxweyne u ahaa Muuse Biixi.

Sida ay xisbiyada u kala heleen cododka:

Xibiga Kulmiye ayaa helay (305,909) 55.19%

Xisbiga Wadani ayaa helay (226, 092) 40.73%

Xisbiga UCID ayaa helay (23,141) 4.17%

Deegaanno badan oo Somaliland ah waxaa durba ka bilowday dabaaldegyada ay sameynayaan taageerayaasha xisbiga Kulimye.

- Advertisement -

Read more

Local News