24.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 28, 2026

Farmaajo oo wareegto ku magacaabay La-taliyihiisa  cusub ee xagga amniga

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa waxaa lagu magacaabay La-taliyaha cusub xagga amniga ee madaxweynaha.

Wareegtada ayaa waxaa lagu magacaabay Cabdi Saciid M, Cali oo noqon doona la-taliyaha cusub xagga amniga ee madaxweyne Farmaajo.

Cabdi Saciid oo lagu magacaabay wareegtada Madaxweynah ayaa waxa uu noqonayaa la-taliyihii Seddexaad ee xagga amniga uu Farmaajo yeesho Sagaalkii bil ee la soo dhaafay.

Cabdi Saciid, ayaa la-taliye dhanka amaanka ah kasoo noqday meelo dhowr ah, waxa uuna 2dii sano ee ugu dambeysay, midowga Yurub lataliye uga ahaa dhanka amniga.

Dhinaca kale, 2004-2005 waxaa uu La-taliye Technical Advisor u ahaa TFG-da Cabdullahi Yusuf, isaga oo isla jagadaasi ka qabtay 2006-2008dii, waxaa intaas kadib ka shaqeeyay Safaaradda Talyaaniga.

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60