Kalkaal Speciality Hospital: Ogaysiis muhim ah
Dhamaan dadweynaha Soomaliyeed waxaa lagu wargelinayaa in uu imaan doono Kalkaal Specialty Hospitaal, dhaqtarkii hindiga ahaay ee ku taqaqusay qaliimada lafahaiyo kabistooda,
Qaliimada uu kuu samayn doono waxay kala yihiin.
-
-
- Bedelka jilbaha (knee replacement)
- Bedelka sinaha (hip replecement)
- Kabista lafaha jajaban
- Qaliimada isboortiga ayadoo la, isticmalayo qalab leysar ah
- Qaliinka seedaha go, ay ayadoo la adeegsan dono qalab leysar ah
- Daweynta roomatiisamka
- Daweynta dhabar xanuunka
Is-diiwaan gelintu waxay bilaabatay 16/1/2019.qaliimadu waxey bilaaban doonaan 27.1.2019-ilaa 2.2.2019
Hadaba isdiiwaan gelintu waxay kasocotaa. Kalkaal Specialty Hospital
Isbitaalku wuxuu ku yaalaa isgoyska Banaadir masjidka Cabdullahi Ciise Wadada Digfeer.
Wixii faah faahin ah kala xiriir tel 617633661-617633662-numberka gaaban ee 4040. Balan teenu waa kalkaal hospital.
-






