Akhristayaal, Caasimada Online waxa ay si toos ah idin kugu soo gudbineysaa madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamuud, oo iminka la hadlaya xarunta Center For Strategic and International Studies (CSIS) ee magaalada Washington DC ee caasimada USA.
Madaxweynaha ayaa waxaa halkaas su’aalo ku weydiinaya xubno badan oo ka tirsan xaruntaas.