27.1 C
Mogadishu
Thursday, November 20, 2025

Amin Arts oo Sawir Caajiib ah ka Sameeyay Wariye u Xiran Dowlada.

Bookmark
Bookmarked

Share

Farshaxaniistaha Weyn ee Amin Arts oo Sawir Cajiib ah ka sameeyay Xariga Wariye Abdiasis Koronto oo u xiran Dowlada Somalia, ooilaa iyo hada aan la soo taagin  Maxkamad.

Hadaba Sawirkaan laga sameeyay xariga Wariyahaasi ayaa waxaa ka dhex muuqdo General Shariif Sheekhuna oo ah Taliyaha Ciidamada Booliska Somalia oo aa moodo in ku lug lee yahay Xariga Wariyaha waa sida Sawirka lagu muujiyay.

sawir

Xaquuqda Sawirka iyo Oraahda ku qoran waxaa iska leh Amin Arts oo ah Farshaxaniiste cabira Siyaasada Somalia hadba meesha ay taagan tahay.

 

- Advertisement -

Read more

Local News