26.5 C
Mogadishu
Thursday, November 13, 2025

DEG DEG : qarax xooggan oo ka dhacay Muqdisho

Bookmark
Bookmarked

Share

Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo inuu halkaas ka dhacay qarax xooggan.

Qaraxa oo dhawaqiisa laga maqlay inta badan Magaalada ayaa waxaa lasoo sheegayaa inuu ka dhacay isgoyska Km4.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay Koontaroolka laga aado Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho meel aan sidaas uga fogeyn Hotel Afrik.

Wixii kusoo kordha kala soco Caasimadda Online

Halkaan ka daawo Mursal oo ku kacay Farmaajo iyo Kheyre 

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News