27.4 C
Mogadishu
Thursday, June 26, 2025

Khayre oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Ciida Carrafo

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha XFS, Xasan Cali Khayre ayaa hambalyo ku aadan munaasabadda Ciida Carrafo u diray Ummadda Soomaaliyeed.

Khayre ayaa ugu baaqay guud ahaan shacabka in ay is cafiyaan, islamarkaana ay ka shaqeeyaan horumarka dalkooda.

Sidoo kale wuxuu u rajeeyay in sanadkan kiisa kale uu Eebbe ku gaarsiiyo bash bash iyo barwaaqo.

Maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa ayaa maanta si weyn looga dabaal dagayaa Muqdisho iyo guud ahaan magaalooyinka kale ee dalka.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News