Oslo (Caasimada Online) – Dowladda Norway ayaa sharci cusub oo ay soo saartay bilowgii sanadkaan dhamaanaya ayaa si rasmi ah u dhaqan galay, kaasoo dhigaya in baasaboorka Norge-ha ay qaadan karaan dhammaan dadka kasoo jeeda waddamada ku bohoobay Midowga Yurub iyo dadka kale ee magangelyada kusoo galay dalkaasi, iyadoo wax badan laga badalay nidaamkii horay loogu mari jiray.
Madaxda sare ee DF iyo Kenya oo yeeshay kulan xasaasi ah kadib heshiiskii shalay
Nairobi (Caasimada Online) - Shir laba geesoodka ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka qabsoomay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Shirkan oo daba...