Caasimada Online: Tan iyo burburkii Dowladii Dhexe ee Somalia waxaa Magaalada Muqdisho laga furayay Idaacado Madax Banaan oo si yaabo kala duwan uga howl gala Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
Idaacadan ayaa ka duwan idaahihii Muqdisho, waayo waxa ay gaar u tahay oo kaliya dumarka Soomaaliyeed, oo ay codkooda ku hadli doontaa, waxaana soo dhoweeyey dadweyne fara badan ee nala daawo muuqaalkani Video-ga ah ee laga soo duubay Idaacadaasi.
HALKAAN KA DAAWO:

