26.8 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Aqriso: 22 qodob ee laga soo saaray shir madaxeedka IGAD

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir madaxeedka urur goboleedka IGAD oo ay ka soo qeyb galeen hogaamiyeyaasha dalalka Kenya, Itoobiya ,Uganda, iyo madaxweynaha martida loo ahaa Xasan Sheekh Maxamuud.

War murtiyeed ay madaxdu soo saareen oo ka koobnaa 22 qodob ayaa ku baaqay in si deg deg ah lagu soo gabagabeeyo maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Hanaanka maamul u sameynta goboladaasi ayaa waxaa dhawaan la wareegay urur goboleedka IGAD, waxa uuna u qornaa War murtiyeedka sida tan:-
1

2

3

- Advertisement -

Read more

Local News