26.4 C
Mogadishu
Sunday, November 16, 2025

Akhriso liiska golaha wasiirada cusub ee HirShabelle oo lagu dhawaaqay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Madaxwayne Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirrada maamulka Hirshabeelle kaas oo beryihii lasoo dhaafay qaab xulidda la isku mari waayay.

Siyaasiyiin caan ka ah maamulka Hirshabeelle ayaa kasoo muuqday wasirrada cusub ee maamulkaas waxaana ay ka kooban yihiin 57-xubnood.

20-wasiir ayuu magacaabay, halka 20-kale oo kuxigeenna ah lagu soo daray liiska, 17-wasiirru dowle ayuu magacaabay mudane Waare, kaas oo beryihii lasoo dhaafay culeys badan uu saarnaa.


- Advertisement -

Read more

Local News