27.9 C
Mogadishu
Saturday, April 18, 2026

Akhriso: Liiska magacyada guddiga anshaxa doorashada oo la shaaciyay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa goordhow magacaabay Guddi ka shaqeeya Anshaxa iyo Asluubta Doorashooyinka heer Madaxweyne.

Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay in Guddiga la magacaabay ay ka shaqeyn doonaan ilaalinta Anshaxa Doorashada iyo Musharaxiinta.

Jawaari ayaa sheegay in Guddigaasi wax laga weydiin doono wax waliba oo ka baxsan Anshaxa Doorashada waxa uuna sheegay in qudhooda ay ka shaqeyn doonaan wixii u dana dalka.

Jawaari ayaa Guddiyada Doorashooyinka iyo Musharaxiinta ugu baaqay inay la shaqeeyan Guddiga Anshaxa ee la magacaabay.

 

Guddiga uu magacaabay Jawaari ayaa tirro ahaan ka kooban 9 xubnood kuwaa oo hab nidaam anshax leh uga dhex shaqeyn doono doorashada heerka Madaxweyne.

HOOS KA AKHRISO GUDDIGA LAMAGACAABAY

- Advertisement -

Read more

Local News