Aqriso: Liiska Magacyada xubnaha Puntland u matalaya Aqalka Sare + Sawirro

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland ayaa soo afmeeray Doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya maamulka.

Doorashada ayaa waxaa si wada jir ah uga qeybqaatay xubno musharaxiin ah oo isugu jira rag iyo dumar kuwaasi oo markii danbe ku haray is reereebka.

Dumarka kusoo baxay xubinimada ayaa waxaa ku jiray ilaa Seddex Haween, halka inta soo hartayna ay yihiin rag.

HOOS KA AKHRISO LIISKA XUBNAHA KUSOO BAXAY DOORASHADA

1-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake

2-Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud Faroole

3-Hodan Maxamud Cismaan

4-Siciido Xasan Cismaan

5-Shukri Adan Maxamed

6-Maxamuud Axmed Maxamuud

7-Bootaan Barre Samatar

8-Farxaan Cali Xuseen

9-Mahad daahir Shiikh nuur

10-Cabdisalaan Xaaji Maxamuud dheere

11-Cabdirisaaq Xasan Cismaan Juurile
puntland-1

puntland-2

puntland-3

puntland-4

puntland-5

puntland-6

puntland-7

puntland-8

puntland-9

puntland-10

puntland-11

puntland-12

puntland-13

puntland-14

puntland-15

puntland-16

puntland-17

puntland-18

puntland-19

puntland-20

puntland-21

puntland-22