24.3 C
Mogadishu
Tuesday, January 20, 2026

Aqriso liiska magacyada shaqsiyaadka ololinaaya khilaafka Xasan & C/Weli

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Caasimada Online oo dabagal adag ku heysa halka laga soo abaabulaayo iyo shaqsiyaadka Ololinaaya Khilaafka ka dhex taagan Madaxweyne Xasan iyo R/W C/weli Sheekh ayaa waxaa inoo suuragashay inaan helno qaar kamid ah Shaqsiyaadka Gadaal ka riixaaya Khilaafka.

Helida Magacyada Shaqsiyaadka Ololinaaya Khilaafka labada Mas’uul ayaa waxaa inoo suuragaliyay Xubno ka kala shaqeeya Xafiisyad Madaxweynaha, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Xafiiska R/W C/weli waxaana kamid ah Magacyadaasi:-

1-Faarax C/qaadir Muxumed

2-Mustaf Dhuxulow

3-C/kariin Xuseen Guuleed

4-Khaliif Axmed Erag

5-Dr. Maxamed Axmed Sh. Cali (Doodishe)

6-Dahir Amiin Jeesow

7-Cumar Daahir C/raxmaan

8-Maxamed Cabdi Abti doon

9-Dr. Maxamed Nuur Gacal

10-C/rashiid Maxamed Xidig

11-C/raxmaan Xuseen Odawaa

12-Cabdulkhaadir Cosoble

13-Fahad Muxumed Yasiin Xaaji suldaan

14-Mahad Maxamed Salaad

15-Muuse Ganjab

16-Mahad Cawad

Waxaa jiro magacyo kale oo aan inoo suuragalin helitaankooda, balse waxaan muujin doonaa dadaalo dheeraad ah oo aan kusoo bandhigi doono magacyada ka harsan Qaswadayaasha xiligaani ka shaqeynaaya Colaadaha u dhexeeya Xassan iyo C/weli.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News