AKHRISO Liiska: Wasiir Odawaa oo magacaabay guddiga farsamada maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe

Asad Cabdullahi MataanBy Asad Cabdullahi Mataan

Muqdisho (Caasimada Online)-Wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.

Wasiirku waxa uu xubnahaasi ka dalbaday inay si hufan u guraan waajibaadka ka saaran howsha loo igmaday islamarkaana wareegtada goortii ay arkaan ay u banaantahay inay guda galaan waajibaadkooda Qaran.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADDA
rru1

rru2