Aqriso: Mid ka mid ah beelaha Puntland oo soo saartay warqad banaanka keentay ceebta GAAS!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Qoraal kasoo baxay mid kamid ah beelaha dega deegaanada uu ka arrimiyo maamulka Puntland ayaa waxaa Madaxweynaha Maamulkaasi C/weli Gaas looga dalbaday inuu ku dhaqmo Cadaalada uu ka meer meeraayo.

Beeshaani Madaxweyne Gaas ku eedeeysay Cadaala darida ayaa ka cabaneysa in Gaas uu is moogeysiinaayo sida uu u baalmaraayo xuquuqda Beeshooda waxa uuna qoraalka u qornaa:-
1

210